Adeegii Internetka oo dib loogu soo celiyay Deegaanada Soomaalida Itoobiya

Waxaa dib loo fasaxay adeegii Internetka ee ka jarnaa bariga dalka Itoobiya ay ku jirto dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana Internet la’aanta saameyn badan ku yeelatay dadweyne badan oo aad ugu xirnaa. Internetka ayaa laga jaray dhulka Soomaalida Itoobiya iyo deegaano kale oo kuyaala Bariga dalka Itoobiya kadib markii rabshado xoogan ka bilowdeen magaalooyin ay … Continue reading Adeegii Internetka oo dib loogu soo celiyay Deegaanada Soomaalida Itoobiya